Abdirezak Sahane ElmiAbdiresak Sahane Elmi, Waa Aqoonyahan, Haysta shahaada Masterka ahna Qoraa Soomaaliyeed, oo Qoray Buuggagta kala ah, "A promising Future for Young Africans" iyo Buugga " A Painful, Useful Story 1825 Nights Of Prison" Abdiezak Sahane Elmi Waa Siyaasi yo Masuul Hore oo Xilal badan kasoo qabtay, Dawlada deegaanka soomaalida itoobiya;- Sida Maayarka Magaalada Jigjiga, Maayirka Magaalada Qabridahar, Kumishineerka Booliska dawlada deegaanka soomaalida, Wasiir Kuxigeenka Xafiiska Xirfadaha iyo Farsamada (TVET), Wasiirka Xafiiska Qurbajoogta ahna Lataliyaha Madaxwaynaha DDS. Read More Read Less
An OTP has been sent to your Registered Email Id:
Resend Verification Code
Hi! I'm Vidya, your virtual assistant.
Need a book recommendation, help with your order or support with any query? I’m here to assist you.