Cabdiraxmaan M AbtidoonCABDIRAXMAAN MAXAMED ABTIDOON waa qoraa, barre, iyo cilmibaare afka, dhaqanka, iyo sooyaalka Soomaalida. Wuxuu horay u qoray dhowr buug oo kala ah kuwo waxbarasho iyo sheekooyin, waxaana ka mid ahaa: Impariamo il Somali-aan baranno Talyaani (1997); Qraal Akhriska far Soomaaliga: Buugga 1aad (AMA Books, 2008); Qoraal Akhriska far Soomaaliga: Buugga 2aad (AMA Books, 2009); Qoraal Akhriska far Soomaaliga: Buugga 3 aad (AMA Books, 2011); Wadajir Baa Awood Leh (Galool, 2017); Baxaar Boqorkii Webiga (Galool, 2019); 1969 (Looh Press, 2020); Qoristii Farta iyo Fidinteedii (Looh Press, 2025). Cabdiraxmaan hadda wuxuu ku nool yahay waddanka Ingiriiska. Read More Read Less
An OTP has been sent to your Registered Email Id:
Resend Verification Code
Hi! I'm Vidya, your virtual assistant.
Need a book recommendation, help with your order or support with any query? I’m here to assist you.